Khibrada aad shaqo ka hesha waxbadan ayey gadal ka tartaa
Mudadadi u dhexeysay 2008 - 2013, ayaan ka shaqeynayey anigoo islamarkas dhinaca kale kawaday jamacada heerka kowaad , runtii khibrad iyo aqoon an jamacada lagu dhigin ayaan ka faa iiday , waxan malin walba oo malamaha shaqada ka mid ah ii kor dhaysay ama aan wax cusub ka baranayey: 1: habla dhaqanka dadka madama ay malinkasta qof kugu cusub ay hawli idin dhex marayso 2: waxan si dadban u bartay kasbashada macamisha , siyasada tar tartanka, iyo maamulista haw malmeedka shaqadu ay u bahantahay 3: waxan wax ka fahmay hogaaminta iyo la dhaqanka dadka goobta shaqada. mudadaas 5 sano ahayd khibrada aan ka helay shaqadas halkaan kuma soo koobi karo , balse muda ka dib oo aan waxbarasho u aaday meel dalka ka baxsan ayaan dareemay in aan khibrad ka dhaxlay shaqadaas. marka dhalinta maanta ku jirta heerka waxbarashada waxan ku dhiiri gelin inay shaqo raadiyaan noocay doonta ha ahaate oo aysan isku qafilin xafiis iyo shaqo fudud, balse ay isku dayaan inay meel uun u shaqo tagaan , han...