BURAHA TARRIKHIGA AH EE KUYAAL GOBOLKA SANAGA
XASAWYADA BUURAHA SANAAG. Waxa ku yaal inta u dhexeysa ceelaayo iyo laasqoray buuro loo yaqaan xasawyada , waxay dhacan xasawyadan buuralayda calmadow ee gobolka sanag qaybteeda loo yaqaan guban ee ku sii jeeda xeebta bada cas waa meel aad u dhir badan cagaar ah buuro yar yar leh iyo biyo badan oo dur dur ah. Waxa layaab badan xasawyada ka dhisan burahas oo qofkii aragti dheer ama u fiirsi sare leh inuu wax badan ka dhex arkaayo , xasawuyadu waa 40 xassow waxa ka mid ah 1: Inafarow, 2: Bogox 3: Bidaar : 4 Nirgalaaye , iyo qaarkalo badan waxay dhamantood ka samaysanyihiin dhagax la yiraahdo (granite) oo midab xamuurad ah leh oo ay kaga duwanyihiin dhulka ay ku yaalin. Marka la isbar bardhigo xasawyadas iyo Ahraamta masaarida waxad moodaysa in faraciintu ay ka qadatay naqshada ama qaabdhismeedka xasawyada. Tixraac: dhiganaha: habka sooyaalkii taarikheed ee soomaliya . Qoraa: dr mohamed ibraahim awale ( charles). Aragti ahaan waxbadan ayan shekooyin...