5 waxyaabood oo qofku jeclaysto inu qaban laha marku yara
Bronnie ware oo ah gabar nersin ah una dhalatay wadanka austarelia ayaa waxay qortay dhigane aad u soo jiitay quluubta dad badan , bugas ay ciwaan uga dhigtay 5 wax oo qofku aad uga shaleeyo markii weynaado am gaboobo islmarkaasna qofku jeclaysto hadii u dib dhalinyaro ugu noqon lah inu qaban lahaa 1: waxan rajayn laha inan lahaan laha geesinimo si aan ugu noolado xaqiiqda naftaydu tahay oo anan u dhaqmin ama u nolaan sida dadka kale iga filayan ama ay rabaan 2: waxan rajayn laha in aan waqti fiican u sameeyo qoyskeyga,saaxiibaday, halka an waqti badan ku lumiyey hawl malmeedka nolosha 3: waxan rajayn laha inan lahaan laha geesinimo aan an ku cabiro fekerkayga si haboon ugu soo gudbiyo anigoon xaqiiqda u daboolayn si aan dadka kale u raali geliyo 4: waxan rajayn laha inan joogteyo had iyo jeer wada hadalna lasameeyo saxiibadaydi qadiimiga aha si aan waayihi quruxda badna ee caruurnimad aan isaga waraysano, laalkiin nasiib daro waxa dhacday inan ka mashquulay , oo an si ...