Taalooyinka iyo godadka dhulka ku aasmay

Talooyinka waa dhagax latuuray ama la is dulsaaray oo noqday dhisma weeyn oo sidii buur yar ah,hadad martid dhulka baadiyaha ah inta badan waad ku arkaysaa dhagaax dusha la iska saaray, laakiin marna ma iswaydiisay
1: ujeedada loo samayey dhagaxan tuuran?
2: dadka sameeyey maxay ahaayeen?
Soomalida intooda badan waxay aminsanyihiin in dhagaxan dahab iyo waxyaabo qaaliya oo dadki hore ay ku qarsadeen in ay ku hoosjiraan, kadibna qodaal ayey ku bilaaban intabadan waxba wey kawayaan.
Balse waxaysan ogayn in talooyinku yihiin haraadigii dadki hore ka tageen waxayna u bahantahay dad aqoon gaara u leh marka la qodaayo waa in si tartiiba loo qoda qoraal iyo sawirna laga qaada, laakiin hadii faash la iskala galo wixii calamad ama haraa ahaba way bur burayaan.
taaloyinku waa calamado ay dadki hore ka tageen waxayna dadkii hore taaloyonkaas u dhiseen u jeedooyin kala duwan oo ay ka mid tahay
1: dadki hore madaama aysan far qoraal lahayn waxay qoralka u adeegsan jireen dhagax la is dul saaro ama la xoqo,
2: taalada ama dhagaxa la tuuraayo dushiisa ayey dhagax ay isku af gartaan ama qaab ay wagas wax u qoran jireen ku taxaan, hadii aad u fiirsato talada dusheeda waad arkin in dhagaxa u sareeya si heer sare ah loo dhigay.
3: talooyonkas waxa dadki hore u isticmaali jireen, inay warbixin ku qoraan dusheeda hadi qof ku asan yahay waxay dusha sare kaga qori jireen iyagoo adeeg sanaya dhagax la isa saaray , magaca qofka dhintay xiliga uu dhintay qoladiisa iyo wixi la mid ah.
4 :waxay kaloo u adeegsan jireen markay meel ka guurayaan inay calamad u noqoto sida ay ugu aqoon sadaan markay soo noqdaan.
5:waxay taladu utaagantahay fariin waxa markaas degaan kas kadhaca colaad abaar , bahalo, si qofka dul yimaada u xog uga helo xalada ka dhacday meesha ay ku taalo taaladu.
5: inay ku aasan agabkii ay isticmaali jireen iyo wax qaali ah taas oo ad u yar .
marka talooyinkaas tagto aad u qiima badan ayaa ku aasan oo umada soomaliyees dhaxal u ah dadkuna waxan moodayaan in dahab ku jiro oo way bur burinayaan , balse waxa ku fiicnan lahayd intii dad aqoonta lagu baaro haradigii haray aay i manayaan in aan la taaban
NB: waxa layaab ah i talooyinkaas ay ku yalan dhulka soomaalidu degto keliya oo laga wayey itoobiya iyo kinyaba

Comments
Post a Comment