SOOMALIDU MAXAY KA HUMAAGSAN KARTA TAGTADOODI HORE
Hadii loo dhabo gale hab nololeedki soomaalida amintii ka horeysay dawladnimada ama intaan gumaystuhu imaan.
Soomalidu waxay ahayd dad u badan reer guura xoola raacato ah dhaqankooda inta badan waxan ka baari karna xoola dhaqatada wey jiraann beeralay iyo kaluumaysato magaloyinka xeebaha deganaa
Soomalida xoola dhaqatada ah waxay ahayeen degsiimoyin ama qoysas isku qabiil ah oo dhib iyo dheef wadaga waxayna u dhisnayeen sidii dawlad yar waxay lahayeen Hogaan, oday dhaqameed iyo jamaamiir u heegan ilaa linta Danta reerkooda,.
Islamarkaana waxay u arkayeen qabiilada kale inan waxba isugu jirin si sahlan dagal ku dhex mari karo.
Waxa xusid mudan in hab nololeedka soomalidi hore ay ku dhamayd tiirarka dawladi qabato Watana in qabiilada soomaaliyeed waqti adag iyo Colaado badan aya kaga soo gudbeen .
1:Hadaba waxaa iswaydiin mudan hadi reer walba nidamkaas adag laha oo aad mooda dawlad yar una arkayeen in aysan ciid aan odayga reerkooda ahayn aysan wax ka dhegaysanayn sidee ayey u fahmeen dawladii dhalatay 1960?
2: sidee loogu bedeli karaa qabiilada yar yar hal qabiil oo weeyn oo la dhaho soomaali?
3: Hadeynu soomaali nahay waxayna ku hawlanahay inaynu xal u helno khalad aynu horay u galnay halka dunidu ku hawlantahay mustaqbalka iyo dhibatoyinka soo socda hadey ahan lahayd doorsoonka cimilada ,Tamarta , biyaha iyo dhaqalaha sii dabar go, aaya?
KA FAL CELIN KOOBAN WEYDIMAHAN SADEXDA AH.
weydimahaan kor ku xusan waxay u bahanyihiin Baaritaan qota dheer iyo rogrogis hadba dhinac laga istaago balse waxan isku deyaaya intii karan kayga ah In aan fal celin kooban ka bixiyo.
1: waxa xornimada laqaatay iyado soomalidu reer walba u dhisanyahay qaab dawlad yar , islamrkii madaxweynihi kowaad la doortay waxay soomalidu iswaydoyeen qabiilkiisa Kadibna waxay u aqoon sadeen in ninkaas reer hebel iska leeyahay dawladan la sheegaayo waayo wacyiga bulshadu uma diyaarsanayn wax wada lahansho wallow ay jireen wadaninimo jacayl soomaali xor ah lkiin waxan la helin sidii bulshada loogu baraarujin laha wax wada yeelasho oo ah in dawldan lawada leeyahay hadey wanagsanaato iyo hadeey xumaatoba ay iyaga ka xumanayso.
2: waxaynu ubahanahay kacdoon cusub oo dhaman gayiga soomaaliyeed laga hirgeliyo oo ah qabiilka weeyn ee soomali lagana guuro wixi kaso hara si kaas loo ilaashado.
3: waxan iswaydiiya watan duniidi ku hawlan 2050 iyo wixi ka danbeeye sidee loo noolanaya , sidee xal loogu helayaa khayraadka dabiiciga ah ee sii idlaanaya , isbdelka cimilada, Sare u kaca heerka bada oo laga baqsanyahay in meel maanta dhul ah ay badu ka kor marto isuna bedelaan badweeyn, waxas oo dhan hadeynu nahayn soomaali qorsho kama lihin waayo waxaynu weli la daala dhacayna namaradi inasoo gaaray 30 sano tegey, waxana muhiim ah in cilmi baaris aynu samayno si gaara ah xaladaha degaanka si loga tabaabushaysto looguna diyaar garoobo mustaqbalka soo socda.
W/Q: mustafe said Farah

Comments
Post a Comment