Soomaali rajadu xagee uga imaan

Umadaha horumaray waxa asal u ah hurmarka ay gareen malista maanka ama u fiirsiga xeelka dheer oo ay u fiirsadeen arimaha noloshooda ku geedaman waxay maskaxda u tuujiyeen in ay dhibta soo foodsaartay ka dhex raadiyaan fursad ay horumar ku garan islamarkan dhibtadas ay cashar iyo tusaale u noqoto si aan dib loogu noqon.
1:Maxa hortagan in aan sida umadaha u fekerno oo xalka aynu ka dhex raadino dhibta inaso food saartay ?
2:Bar baarinta iyo kobcinta  garaadka jiilalka soo kacaya ma helaan hab nololeed wacyigooda kor u qaadi kara gaarsiinkara in ay awood u yeeshan u fiirsi xeel dheer oo ay kaga fal celiyaan waxa ku hareersan sadaalna uga bixin karan mustaqbalka?
3: Waa qofma cida soomaaliya gaarsiinkarta umadaha horumaray: ma qof aan weli dhalan ba , ma nidaamka waxbrashada oo wax laga bedelo ama la tayeeyaa, mise waa waxyaalo kale?
4: mise awooda kale oo inaka awood batay aya inaka hortagan inaynu horu socod yeelano ?

Weydiimahas iyo qaar kale oo badan waxay kugu soo dhacay markaad maankaga waydiiso waxa soomaali ka hortagan inay isbedel la taban karo gaarto 30kii sano ee u danbeyey .

BAL INAY QALFOOF TAHAY OO CAQLIGA DOONI LAGA SAARAY
WIXI HOREY U DAASHADAY BAY DAGASHANAYSAAYE

Comments