Taalooyinka iyo godadka dhulka ku aasmay Talooyinka waa dhagax latuuray ama la is dulsaaray oo noqday dhisma weeyn oo sidii buur yar ah,hadad martid dhulka baadiyaha ah inta badan waad ku arkaysaa dhagaax dusha la iska saaray, laakiin marna ma iswaydiisay 1: ujeedada loo samayey dhagaxan tuuran? 2: dadka sameeyey maxay ahaayeen? Soomalida intooda badan waxay aminsanyihiin in dhagaxan dahab iyo waxyaabo qaaliya oo dadki hore ay ku qarsadeen in ay ku hoosjiraan, kadibna qodaal ayey ku bilaaban intabadan waxba wey kawayaan. Balse waxaysan ogayn in talooyinku yihiin haraadigii dadki hore ka tageen waxayna u bahantahay dad aqoon gaara u leh marka la qodaayo waa in si tartiiba loo qoda qoraal iyo sawirna laga qaada, laakiin hadii faash la iskala galo wixii calamad ama haraa ahaba way bur burayaan. taaloyinku waa calamado ay dadki hore ka tageen waxayna dadkii hore taaloyonkaas u dhiseen u jeedooyin kala duwan oo ay ka mid tahay 1: dadki hore madaama aysan far qoraal lahayn ...
Comments
Post a Comment